Skip to main content

Posts

Showing posts from December, 2018

Najiib siow offecialBloger.

        ASC CALEYKUM WALALYAAL.  Salaan ka bacdi, waxaan rabaa inaan halkan uuga hadlo xaalada beydhabo "southwest somalia" . Madaxweynaha somaliya maxamed abdullahi farmaajo arintan ka dhacday koonfur galbeed somalia tas ay ku dhamadeed dhiig fara badan iyo hanti guurto iyo ma guurto, marnaba maka hadlin, sido kale xukumada uu horjoogaha u yahau RW xassan ali keyre kama aysan hadlin, Aamusnaantaas waxa ka dhalaneysa micnayaal fara badan oo ay bulshada u kala fasiran doonaan maxa yeelay malahan micnp dhab ah. Mudane madaxweyne waxaa tahay madaxweynihi ugu wanaagsanaa burburki kadib ee somaliya soo mara, aadna uugu qancsanyihiin shacanka somaliyeed kuwaas oo ku hilliyeen ku banaan baxeen welina ku jecel. Anigo kamid ah shacabkaas ayan waxan ku leyahay maku raacsani in uu beydhabo ku daato dhiig uu leyahay qof somaali. Madaxweyne waa in aad ka dhabeysaa dhaarti aad baarlamanka hortooda ku dharatay > "Qodobka 96 dasturka kmg JFS". Waa in aad ka tacsiye...